top of page

SomGuru waa shirkad Kahadasha arimaha technolojiyada. waxan kusogudbina xogo muhiim ah oo waxbadan uu kafaidi karo aqristaha, Anagoo diiradda saarayna isbeddelada ugu dambeeyay, hal-abuurka, iyo horumarka dhanka technolojiyada. waxaan ku dadaaleynaa inaan soo bandhigno maqaallo kooban oo macluumaad leh oo u adeega kuwa xiiseeya teknoolojiyadda iyo kuwa bilowga ah labadaba. 

Waxana la aas aasay shirkadan sanadka 2023, waxana sameeya Mr kamaal abdullahi  oo ah shaqsi aqoon dheer uleh arimaha technoljiyada dhankasto.Sababta kaliftay in lasameeyo shirkad nocaan oo kale ah na waxey iney jireen baahiyal loo qabay dhanka technolojiyada madama bulshadena eysan jirin cid uso gudbiso xogaha , isbeddelada ugu dambeeyay, hal-abuurka, iyo horumarka dhanka technolojiyada.

Waxaa kalo xusid mudan iney jiran Team xirfad layaal ah oo wax kusoqora madashaan kuwaasi oo qeyb ka ah shirkada SOMGURU. Hadaba kusodhawow shirkada oo kamid noqo aqristayashena qimaha badan.

About Us

bottom of page