top of page

Aas Aasaha shirkada somguru Eng kamaal abdullhi abdi waa aqoonyahan da'yarta somaliyeed raba inuu ka caawiyo baahida loo qabo tecnologyada si ay uyaraato baahida dhalinyarada ee barashada xirfad cusub waxaa kale oo ay shirkadu fududaynaysaa helida visayonka waxbarsho 

EE dalalka india malesia turkey china bangladhesh iyo pakkistan 

Abstract Linear Background

About Us

SomGuru waa shirkad Kahadasha arimaha technolojiyada. Waxan kusogudbina xogo muhiim ah oo waxbadan uu kafaidi karo aqristaha.

latest updates
tech innovation robot
tech development

Our Team

Admin's photo
Editor's photo

ADMIN 

KAMAAL ABDULLAHI 

KAMAALHANAD2017@GMAIL.COM

Writer

Mohamed Farhan
Mohamed@somguru.com

Editor

Abdihakin Elmi
Elmi@somguru.com


Maclumadkan Meel aan karadin malahan balse hada adinka aya idinkahelay, Mahadsanidiin.

Farhia Abdi

Xog muhiim ah ayan inka faidey somguru hormar wacan.

Abdirahman Mohamud

Shaqo wacan ayaad bulshada uheysan horey usocda

Abdihakin Elmi

What Our Readers Say About SomGuru

Shirkadn SomGuru waxa sameyay Eng kamaal Abdullahi . oo Ah wiil dhalinyaro ah oo heerkisa aqontana uu yahy bachelor degree, kaasi oo ah shaqsi aqoon uleh arimaha IT-ga iyo technolojiyada, islamarkana jecel inu bulshada uga faideyo aqontisa.

Founder

2.png

Unlock the World of Tech with SOMGURU

Discover the Latest Tech Insights and Innovations from Your Trusted Source, SomGuru!

bottom of page